Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo gaadhay Laascaanood

0

Laascaanood (Berberanews)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waftigan uu horkacayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa u socda sidii ay u xalin lahaayeen una dhex dhexaadin lahaayeen labadii beelood ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.