Wasiirka cusub ee Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay arrinta Geelle iyo Doorashada

0

Hargeysa-(Berberanews)Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ahna afhayeenka xukuumadda Somaliland md maxamed muuse diiriye ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay Arrimaha  doorashooyinka iyo   Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.