Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Kulan La Qaadatay Mulkiilayaasha Shirkadaha Beenyada Dhoofiya Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay

0

Ceerigaabo, (Berberanews) – Wasiirka wasaaradda deegaanka Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta kulan la qaadatay mulkiilayaasha iyo ganacsatada shirkadaha Beenyada iyo faleenka dhoofiya.