Wasiirka Hawlaha Guud oo raaligelin ka siiyay HAS Petroleum eedo uu u jeediyay

0

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Cabdirashiid Ducaale Qambi, ayaa raalligelin siiyay Shirkadda HAS Petroleum oo uu hore ugu eedeeyay inay taageerto jabhad hubaysan.