Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dhoofkii Xoolaha Somaliland Oo Dib Loo Furayo Iyo Saldhiga Milateri Ee Ay Dawlada Imaaraadku Doonayso In Ay Ka Dhisato Magaalada Berbera

0

Hargeysa (Berberanews) – Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” ayaa ka hadlay qorshayaasha lagu doonayo in dib loogu furo dhoofka xoolihii Somaliland oo ay dhawaan dawlada Sucuudigu xayirtay.

Sidoo kalena wasiir Cukuse waxa uu ka hadlay saldhiga Milateri ee ay dawlada Imaaraadka Carabtu ku doonayso inay ka dhisato magaalada Berbera iyo waliba sidoo kale safar ay ku tagayaan dhawaan dalka Uganda.