Wasiirrada Gaadiidka iyo Maaliyadda oo kormeer ku tegay Dekedda Berbera

0

Berbera-(Berberanews)-Wasiirrada Wasaaradaha Maaliyada Sacad Cali Shire iyo Gaadiidka Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa Oo safar shaqo ku tegay Magaalada Berbera, ayaa kormeer ku tagay Dekedda magaalo-ceebeeyay berbera, halkaasoo uu kusoo dhoweeyey Maareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi.

xubnahan Wasiirada ah oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Maaliyada Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiir Cabdilahi Abokor Cismaan, iyo masuuliyiin kale, waxay soo indho-dheeyeen dhismaha Dekeda Cusub ee Berbera.

waxana gudaha dekeda Berbera kusoo wereejiyay Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi.

sidoo kale, Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi waxa uu qalab ku wareejiyey Wasiirka Gaadiidka, qalabkaasoo ah mid Wasaaradu lasoo degtay.