“Waxaa ayaan daro ah niman Xildhibaano sheeganaya oo sharcigii ay dejiyeen aan aqoon u lahayn”.Wasiirka Gaadiidka

0

Burco (Berberanews)- Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cabilaahi Abokor Cismaan ayaa af lagaado kula kacay xildhibaanada golaha Wakiilada isagoo ku eedeeyay in yihiin qaar aan aqoon u lahayn sharciyada ay dejiyaan.