Weriye Cabdimaalik Coldoon oo xorriyaddiisa dib u helay

0

Hargeysa (Berberanews) Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xidhnaa muddo sannad ka badan.

Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa lagu sii daayay cafis madaxweyne.