Xaruntii Xisbiga Waddani Waa Lala wareegay Waxaana aan Leeyahay Mudaharaadku Ma Istaagi Doono ” Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Batuun

0

Af-hayeenka guud ee Xisbiga Wadani Barkhad Jamac Batun ayaa hadda Warbaahinta u sheegay in Guud ahaanba Xaruntoodii Guud la dhigay Boqolaal Ciidan ah

Mar kale wuxuu af-hayeenku Carabka ku adkeeyay inaannay ka laabanayn in taageerayaashoodu imaadaan Xaruntooda Guud Barri