Xildhibaan Naasir Cali Shire oo iftiimiyay magacyada masuulliyiin hore oo uu sheegay inay hanti luunsadeen

0

Hargeysa (Berberanews)- Gudoomiyaha gudida dabo galka iyo Hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxaa uu maanta soo bandhigay magacyada masuulyiin ka tirsanaa Xukuumadii Siilaanyo oo boobey hantidii umada iyo qaabkii ay ku baxdey.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka