Xildhibaan Qabile oo farta ku fiiqay gefka sharci ee lagula kacay Jamaal Cali Xuseen-Daawo

0

Daawo Muuqalka”Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile Oo Si Cilmiyan Oo Shuruucda Dalka Waafaqsan Fasiraad Uga Bixiyay Khaladaadka Sharci Ee Maxkamada Sare, Gudida Ururada Siyaasada, Xisbiga Kulmiye Iyo Xukumada Siilanyo Ku Talaabsadeen Iyo Siday Isugu Bahaysteen Musharax Jamaal Cali Xuseen Sife sharci daro Ahna loogu Taageeray Faysal Cali Waraabe