Xildhibaan Qabile oo ku baaqay in dib u habayn lagu sameeyo booliska Somaliland

0

Hargeysa(Berberanews):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland, ayaa dhalliilay masuuliyadda Ciidanka Booliska saaran oo uu tilmaamay inay ka gaabiyeen, waxaanu Madaxweyne Biixi ugu baaqay inuu dib u habayn ku sameeyo hoggaanka Booliska dalka.

Xildhibaan Qabille oo sharraxaya waxa xilligan baaqiisa iyo inuu booliska dhalliilo, waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-