Xildhibaan Siciid Cartan oo sheegay inaanay Xisbiyada Mucaaridku awood u lahayn wadahadalka Somalia

0

Hargeysa (Berberanews)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Eng Faysal Cali Waraabe oo ku aadanaa in xisbiyada mucaaridku wadahadal la furi doonaan maamulka Xamar.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka.