Xildhibaan Siciid Cartan oo wasiirka hawlaha guud ku eedeeyay inuu luunsaday khayraadkii Gobolka Saaxil

0

Hargeysa (Berberanews)- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu Wasiirka Hawlaha Guud uu ku eedeeyay in uu khayraadkii magaalada Berbera siiyay Shirkad gaara oo uu ka xaraashay, waxaana uu fariin adag u diray Xukuumada.