Xildhibaan Wayrax Oo Madaxweynaha Somaliland Ugu Baaqay Inuu Kala Diro Golayaasha Deegaanka Caasimada Hargaysa

0

Hargaysa(Berberanews) Xildhibaan Maxamed Aw Aadan Wayrax Oo Ka tirsan golaha Deegaanka caasimada Hargaysa ayaa Xaqiijiyay Inay jirto Qorshayaal lagu Kala Dirayo Golayaasha Deegaanka Somaliland

Xildhibaanka ayaa Waraysi uu Siiyay Warbaahinta Waxaa uu ku Sheegay In Sababo Afar Qodob Ah Ay Xilkooda ku Waayi karaan Golayaasha Deegaanka Dalku Kuwaasi Oo uu Cuskan Doono Madaxweynaha Somaliland marka Ay Timaado kala Diristoodu