Xildhibaanada Gobalka Saaxil Ugu Jira Baarlamaanka Oo Ka Hadlay Mudaharaadkii Ay Dhigeen Shaqaalaha Dekeda

0

(Berbera news) Xildhibaanada ka soo jeeda gobalka Saaxil ee ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada,  ayaa taagero laxaad leh u muujiyeen mudaharaaadkii ay shalay sameeyen shaqaalaha Dekada Berbera.

HALKAN HOOSE KA DAAWO.

Berbera news.