Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somalilan, ayaa ka hadlay sida ay u Arkeen Khudbad-sannadeedka Madaxweynaha

0

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somalilan, ayaa ka hadlay sida ay u Arkeen Khudbad-sannadeedka Madaxweynaha Somaliland Baarlamaanka ka horjeediyey Maanta.

Xildhibaannadan aragtidooda Khudbadda Madaxweynaha ka hadlay, waxaannu warkooda oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-