Xisbiga UCID oo ka hadlay dadkii ku dhaawacmay dagaal beelood ka dhacay Sool oo loo qaaday Muqdisho

0

Hargeysa (Berberanews)- Shir ay isugu yimaadeen hogaankaa sare iyo gudida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid islamarkaana uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Xisbigaasi Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa waxa ay war-saxaafadeed ay ka soo saareen dadkii ku dhawaacmay dagaal beeleedka gobolka Sool ee loo qaaday magaalada Muqdisho.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka