Xisbiga UCID wuxuu dhaliilay Barnaamijka Waxqabad ee Xukuumadda

0

Hargeysa, (Berberanews)-Xisbiga Macaaridka ah ee Ucid, ayaa ganafka ku dhuftay waxqabadkii xukuumadda Madaxweyne Biixi ka siidaysa telefiishannada dalka. Islamarkaanna waxay sheegeen inaannu waxqabadka xukuumaddu soo bandhigtay ku jirin hal shay oo la taabban Karro.