Xisbiga Waddani oo Ciidammada Goostay iyo Badhan ku eedeeyay dayac Xukuumadda ka yimi

0

Hargeysa(Berberanews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka gaabsatay ka hadalka Ciidan u Puntland ku biiray iyo Calanka Puntland oo Badhan laga taagay. Haseyeeshee, Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay in arrintaasi ku timi dayac dhinaca Xukuumadda ka yimi.

Warkaas oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinayaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-