“Xisbiga WADDANI Uma Xidhna Reerka Aan Ka Soo Jeedo, Iyo Reerka Murrashax ku-xigeenkayga” Cabdiraxmaan Cirro

0

Boorama (Berbera news) Murrashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa khudbad dad badan soo jiidatay u jeediyay taageerayaal reer Awdal oo maanta ku soo biiray xisbiga WADDANI

HALKAN KA DAAWO FAA-FAAHINTA WARKAN.

Berbera news.