Xisbiyada Kulmiye iyo UCID oo heshiis ka gaadhay arrimaha doorashooyinka

0

Hargeysa (Berberanews)- Xisbi Kulmiye iyo UCID oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa, ayaa heshiis ka gaadhay arimihii doorashooyinka ee ay mudaba isku hor fadhiyeen.

Dhinaca kale labada Xisbi ee KULMIYE iyo UCID, ayaa shaaciyay in uu gabi ahaanba fashilmay shirkii mudo sanad ah u socdey  saddex xisbi ee Somaliland sidaas awgeed-na ay labadooda xisbi ay gaadheen heshiis ka kooban lix qodob.