Xogta Dahsoon Halyeygii Islaamka gaadhsiiyey 15 waddan oo Afrikaan ah

0

Halyeygii Islaamka gaadhsiiyey 15 dal oo Afrikaan ah markii uu aasaasihii dawladii muraabidinnta Cabdallah Bin yasiin dhaawacu ka soo gaadhay dagaaladii uu ku jiray sanadkii 451 ee taariikhda hijriyada waxa uu khudbad u jeediyey golihii la talinta ee qabaa’ilka laga soo magacaabi jiray, waxana uu u sheegay in uu isagu ka tegayo oo ay arinkooda hogaamineed u doortaan cidda ay raalliga ku yihiin, waxana golahaasi isku waafaqay in abubakar lamtooniyi uu hogaamiyo muraabidiinta.