Berbera News | Daily News Update

Xogta Dahsoon Nuxurka heshiiska Basaaska israaiil la galay milateriga Sudan

Waa mar kale yo barnaamjkeenii xogta dahsoon oo aynu daaha kaga qaadayno shirkada uu hogaamyo sarkaalka hore uga tirsanaan jray sirdoonka israaiil ee ay heshiiska la galeen golaha milateriga Sudan s ay u hagaajiso sumcadda golahaasi ee dalka dibadisa iyo sababaha keenay in dawlada imaaraatku xiligan hoos u dhigto xadiga ciidamadeeda ku sugan dalka yaman.