Xukuumadda Somaliland oo joojisay in Masaajidada lagu oogo Salaadaha Taraawiixda

0

Hargeysa (Berberanews) Somaliland ayaa si rasmiya u shaacisay inaan wixii ka danbeeya caawa, aan lagu tukan karin saaladaha Taraawiixda,Taajidka iyo Ictickaafka Masaajidada.

Waxaana sidan daboolka ka qaaday wasiirka wasaaradda diinta iyo aw qaafta mudane Sheekh Khaliil Cabdi Axmed, oo goor dhaweyd warbaahinta la hadlay.