“Xukuumaddu ha caddeyso suxufiyiinta ka mushahar qaata Soomaaliya” Xisbiga Waddani

0

Hargeysa-(Berberanews)-Xisbiga WADDANI, ayaa xukuumadda u soo jeediyey in ay caddeyso suxufiyiinta ka mushahar qaata Soomaaliya, hadalkaas oo uu shalay Wasiirka arrimaha guduhu sheegay.