Berbera News | Daily News Update

“Xukuumadii Way Seexatay” Faysal Cali–waraabe

Hargeysa (Berberanews)- Gudoomiyaha xisbiga mucaardika ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa dhaliilo xoogan u soo jeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, isagoo daboolka ka qaaday in ay isku afgaran waayeen badal lagu sameeyo Gudidda doorashooyinka ee xiligan.

Sidoo kale Gudoomiye Faysal ayaa shaaca ka qaaday in aanay dib u daawan doonin habdhaqanka Xukuumada.