Doorashada Somalia oo markii saddexaad dub loo dhigay

0

Muqdisho-(Berberanews)-Shir ay ka qayb galay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, ayaa markii saddexaad dub loo dhigay Doorashada Dawladda cusub ee ay Somaliya yeelan lahayd,

Madaxda madasha wada-tashiga qaran ayaa isku afgartay xilliga rasmiga ah ee ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka.

Go’aanada shirka ka soo baxay waxaa ka mid ah

In xildhibaanada Baarlamaanka la dhaariyo 15-ka December.

In Gudoomiyaha Baarlamaanka la doorto 22-ka December

In Doorashada Madaxweynaha ay dhacdo 28December.

Waa markii sadexaad oo doorashada Soomaaliya dib loo dhigo._92896188_d2655828-5c4a-4f2c-8042-2a1fcfb42746

Xigasho Bbc