Abwaan Laab-saalax oo Sharraxaad ka Bixiyay Qisada Maansada (la Guurso Maxaad ku Keentay?)

0

Hargaysa(Berberanews)- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa waxaa uu  Sharaxaad ka Bixiyay Qisada Maansada (la Guurso Maxaad ku Keentay) Iyo Wakhtigii Uu Curiyay.