Abwaan Laabsaalax oo khudbad qiime leh u jeediyay shacabka Djibouti

0

Djibouti-(Berberanews)-Guddoomiyaha Koox Faneedka Xiddigaha Geeska, Abwaan Xasan Saleeban Dhuxul, ayaa khudbad u jeediyay boqolaal ka mid ah shacabka Djibiouti.

Abwaan Dhuxul, oo martiqaad rasmiya ka helay dawladda dalka Djibouti, dhawaanahana u janjeedha xagga siyaasadda, isagoo u sharraxan Golaha Baarlamaanka Somaliland, ayaa khudbad isugu jirta hogo tusaalayn iyo dhiirigelin ah ka jeediyay madal si weyn loo agaasimay oo lagu qabtay Aqalka Ummadda Djibouti.

Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa khudbaddaas oo dhammaystiran ee daawasho wacan.