Akhriso Magacyada Masuulliyiin ay ansixiyeen Golaha Wakiillada Somaliland

0

Hargeysa-(Berberanews)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta asnxiyay masuulliyiin uubMadaxweynaha Somaliland hore u magacaabay oo aan soo marin Golahaas, kuwaasoo isugu jira wasiirro, Wasiit ku xigeen, iyo xubno ka mid Komishanka Shaqaalaha Dowladda.

Xubnaha ay Golaha Wakiilladu ansixiyeen waxaa ma mid ah Wasiirka Caddaallada Saleebaan Warsame Guuleed, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaadiidka Maxamed Maxamuud Cabdi, Guddoomiye ku xigeenka Komishanka Shaqaalaha Faysal Sahal Jaamac iyo saddex xubnood oo ka mid ah Komishanka Shaqaalaha kuwaasoo kala ah, cumar Cabdilaahi Ciise, Jabarti Axmed Xasan iyo Cabdifataax Maxamed Axmed.

Sidoo kale waxay Goluhu warbixin ma dhegaysteen Guddi Hoosaadka Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golahaas.

Hoos la daawo warbixinta Guddida iyo ansixinta Xubnaha.