Alla ha u Naxariistii Hooyadii Fanka Somaliyed Guduudo Carwo oo aas qaran loo sammeeyay

0

Hargaysa(Berberanews)-Ale ha u naxaristee waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay Magaalada Hargaysa Hooyadii Fanka Soomaaliyeed Shamis Abakor Ismaaciil ( GUDUUDO CARWO) oo habeenkii xalay ahaa ku geeriyootay Magaalada Hargaysa,Waxaana Aaskeeda ka qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada,Abwaano,Fanaaniin iyo dadwayne tiro badan.

Halkan Hoose.