Amiin Arts oo Kartoon cajiib ah ka sameeyey Ururradda iyo Xisbiyada Siyaasadda Somaliland

0

Muwasirka Aartiistaha ah ee Amiin Caamir, ayaa sawir Kartoon Cajiib ah ka sameeyey Ururrada cusubu ee Siyaasadda ee dhawaanahan sida is-daba-joogga ah loogaga dhawaaqayey dalka Somaliland iyo sidoo kale Xisbiyadii hore u jiray, isla markaana iftiimiyey Ururrada iman kara amaba qaarkood ujeeddada markooda hore laga leeyahay.

Sawirka dhexdiisa killig-garee si aad u daawato Sawirka iyo farta magacyada ku qoran oo waaweyn ku dhex-dhufo Sawirka si uu kuugu dhammaystirmo muuqaalkiisu.