“Arrinta ugu muhiimsani waa in aynu xisbinimada isku qiimaynaa“ Saylici

0

Hargeysa-(Berberanews)-“Arrinta ugu muhiimsani waa in aynu xisbinimada isku qiimaynaa, haddii aynu nahay xisbiga KULMIYE waa in aynu hormood ka ka noqonaaa oo aynu xisnimada qabyaaladda kaga baxnaa, maadaama aynu nahay xisbiga ugu weyn ee laba jeer talada dalka ku guulaystay. Waxaan idinku boorinayaa in tanaasulka aan anigu tanaasulay oo kale qof walba uu sidaas oo kale u tanaasulo golaha dhexe oo aynu kor u qaadno xisbinimada.” Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici).