Arsenal 1-4 Manchester City

0

Ciyaaro-(Berberanews)-Arsenal 14 jeer ayaa laga reebay wareega sideed dhamaadka League Cup-ka in ka badan koox kasta oo kale taariikhda tartanka.

Arsenal ayaa gurigeeda looga dhaliyay ugu yaraan afar jeer kulan League Cup ah markii ugu horaysay tan iyo November 1998 markaas oo uu hogaaminayay Arsene Wenger (0-5 v Chelsea).

Manchester City waa kooxdii ugu horeysay ee guuleysata afar kulan oo isku xigta oo ay marti ku aheyd Arsenal tartamada oo dhan tan iyo Chelsea intii u dhaxeysay 1960 iyo 1965 (lix kulan oo isku xigta).