“Awaamiirta Madaxweynuhu si toosa uma fulaan” Sh. Cabdilaahi Sh. Cali

0

Hargeysa-(Berberanews)-Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jowhar oo kamida culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa dardaaran dhaliil huwan ugu duur-xulay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi  Xukuumaddiisa , isagoo ka hadlayey Xaflad uu madaxweynuhu goob-joog ka yahay oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

Sheikha ayaa Madaxweynaha kula taliyey inuu sameysto masuuliyiin xil kas ah oo awood u fulineed iyo axdi-gal ah, una bandhigi kara wixii cabashooyin iyo wixii dareen ah ee jira.

Halkan ka Daawo Muuqaal: