Baarlamaanka Somaliland oo u yeedhay guddidii soo gashay heshiiska Dekada Berbera

0

Hargeysa (Berberanews):- Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa maalinta Beri ah looga yeedhay guddidii soo gashay heshiiska Dekada Berbera isla markaana matelaysay dawlada Somaliland.

Baarlamaanka ayaa la filayaa in ay guddida weydiiyaan su,aalo ku saabsan heshiiskaas ay la soo saxeexdeen shirkada Dp World.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka