Baashe Moorgan waxaan leeyahay ‘Wallaahi dawlad xalaal ahi dhalato xabsi baad ku dambaysaa’ Xildhibaan Siciid Cartan

0

Hargeysa-(Berberanews)-“BAASHE MORGAN WAXAN LEEYAHAY MORGANKII KAA HOREEYAY EE INA SIYAAD BARE QABAY QAXOOTI AYUU KU DANBEEYAY, WALAAHI ADIGANA HADAY DAWLAD XALAALI DHALATO XABSI BAAD KU DANBAYNAYSAA, BOOBKA IYO DILAALISTA AAD SAMAYSAYNA WAA LAGAAGA DABA IMANAYAA”XILDHIBAAN SICIID CARTAN CISMAAN”