Badhasaabkoo hore ee Hargeysa oo Waddani ku biiray

0

Hargeysa(Berberanews):- Badhasaabkii hore ee gobolka Maroodi-jeex ee dhawaan madaxwayne Siilaanyo xilka ka qaaday Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-Shiine) ayaa si rasmi shaaca uga qaaday inuu ku biiray xisbiga Waddani, waxaanu si adag u weeraray Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo uu ku tilmaamay Shabeel Harag Sumal loo soo xidhay, sida uu hadalka u dhigay.

Hadalka uu Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) uu maanta jeediyey markuu Waddani ku biiray, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-