Berberi hoos ha u eegto wii’da joogtada ah ee cabashada geelayaasha!

0

WQ Maxamed Saleban Yaasiin (Deer)

Muddo badan oo sannado ah oon joogay waxa aan maqlayey un cabashada geelayaasha. Intaa way cabanayaan. Waana meesha sida dhabta ah la iskugu dul noolyahay. iyaguna aqoon ay ku maamushaan ma hayaan oo xoogmaalka ay yihiin ayaa mashquul ugu filan cid aqoon, daacadnimo iyo xalaal miirada ahna ma dirsadaan ee kolba nin ayaa dhididkooda xalaasha oo ka taajira.

Kuleylka iyo dhamacda ka dhacaysa Berbera waxaa sii gubaya magaalada waa dhididka raggaas geelayaasha ah ee la ga dul noolyahay.

Berberi hoos ha u eegto cabashada geelayaasha iyo xaqooda xatooyada lagu cuno.