Booliska Laascaanood oo soo qabtay hub kala duwan

0

Laascaanood(Berberanews):- Ciidanka booliska gobolka Soola,ayaa ka hadlay waxyaabo kala duwan oo ay  soo qabteen ka dib hawl gallo ay ka sameeyeen gudaha magaalada Laascaanood.

Taliyaha qaybta booliska  Gobolka Sool Gaashaanle Sare Axmed Cabdilaahi Cabdi,ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyay waxyaabaha ay hawl galadda ay sameeyeen ku soo qabteen.

Haddaba warka taliyaha qaybta booliska oo faah faahsan halkan ka daawo.