Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay lacag madow oo dollar ah

0

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay maanta inay qabteen lacag ka badan hal milyan oo dollar-ka madaw ee Maraykanka ah, lacagtaasi oo ay sheegeen in la doonayey in Khalkhal lagu geliyo dhaqaalaha ganacssiga Somaliland.