Booliska Wajaale oo gacanta ku dhigay nin Bambo-gacmeed ku qaraxday

0

Wajaale-(Berberanews)-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax bambo oo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Wajaale.

Inkastoo aanay dawladu wax ah ka soo saarin hadana wararka ayaa sheegay in Bambo ay qaraxday waxaanu dhaawac ka soo gaadhay ninkii gacanta ku hayay oo ay hayadaha ammaanku xidheen.

Lama garanayo in bambadu qaraxday iyadoo qorshe lagu fulinayay iyo in kale.