“Cidna Ma metelo Boqor Osman Buurmadow Madaxweynaha Somalilandna Baad Ma bixiyo Markuu Dalka soo Galana Wadadii La Mariyay Xildhibaan Dhakool ayaa La Marinayaa Waana La Tooganayaa ” Sidaa waxaa Yidhi xildhibaan Cabdiraxmaan Suweeri Dahabi oo ku Magac dheer SHAADH kaasi oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Telefishanka Eryaltv.
https://youtu.be/OyGuEoXhARY