Daawo: Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Xildhibaan Rayte Oo Dhaliilo U Jeediyay Hoggaaminta Madaxweynaha

0

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) iyo Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyay hoggaaminta Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.

 

Halkan ka daawo.


 

Berbera news/Hargeysa.