Daawo: Cuqaashii Cambaaraysay Xadhiga Guddoomiyaha Iyo Tafatiraha Wargeyska Haatuf

0

Hargeysa (Berbera news) Cuqaal uu ka soo jeeddo Guddoomiyaha Haatuf Media Network Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa si adag u cambaareeyay in Xadhiga Guddoomiyaha Haatuf Media Network iyo Tafatiraha Wargeyskaasi Axmed Cali Cigge.

 

 

Halkan ka daawo.



 

Berbera news/Hargeysa.