DAAWO : Dab Xoogan Oo Ka Kacay Kaalinta Shidaalka Ee KAAH Oo ku Taalla Bariga Magaalada Hargaysa.

0

Hargeysa (Berbera news) Dab-xoogan oo khasaare dhaliyay ayaa galabta qabsadday Kaalinta KAAH oo ku taala bariga Magaaladda Hargeysa.