Daawo: “Dalkan Ma Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Xukuma, Mise Xasan Sheekh Maxamuud…..” Xisbiga  WADDANI .

0

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seedd ayaa dhaliilo u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo.

 

 

 

Halkan ka daawo.

 http://youtu.be/g7byLjXLiSA

 

 

Berbera news/Hargeysa.