Daawo: Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa Oo Ururadda Bulshadda La Yeeshay Kulan Loogu Diyaar-garoobayo Xuska 18 May

0

Hargeysa  (Berbera news)  Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa ayaa kulan lagaga  hadlayay sidii loogu diyaar-garoobi lahaa  Xuska Munaasibadda 18 may  la yeeshay Ururadda Bulshadda ee Magaaladda Hargeysa.

 

 

Halkan ka daawo.


 

 

 

Berbera news/Hargeysa.