Daawo:  Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sanaag Oo Soo Dhaweeyay Xilka Loo Magacaabay

0

Hargeysa(Berbera news)  Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Hayste (Ramaax) oo Warbaahintu wax ka weydiisay sidda uu u arko Xilka uu xalay Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay, ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo.

 

 

Halkan  ka daawo:

 


 

 

Berbera news/Hargeysa.